Site icon Qaamuus

ereyga

Qolobdhabo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-obday, -obatay)

Awr qooqan isaga oo madax soo laallaadinaya daamankana isla dhacaya ordid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qolobdhabo

qolobdhabasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version