Qotintabane
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)(kiim.) Qotin leh kayd danab taban, soona jiita ayoonnada togan, marka danab-soociddu dhacayso, waana bixiye elektaroon.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qotintabane ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg