Site icon Qaamuus

ereyga

Shukaami

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Haweenay xodxodasho. 2. Qof qalqaalin. 3. Doon, markab iwm wadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga shukaami

shukaamin | shukaamis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version