Site icon Qaamuus

ereyga

Tuulimaad-badeed

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo ..., m.l)

(jool.) Tuulimadyada la dhigo meelaha bad weynnada ama harooyinka guntooda badweynnada ugu hooseeya,waxyaabaha la tuulay asalkoodi waxay ka yimaadeen haraayaal yaryar oo ka haray noole hore ugu oolaan jiray qaybtaa badda ama harada ee uu ka dhacay tuulimaadku.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tuulimaad-badeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version