Site icon Qaamuus

ereyga

Ulaaxi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Sida neef caato ah oo biyo ka dhergey uu u socdo, u socosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ulaaxi

ulaaxin | ulaaxis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version