Xalfoof

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-fyo, m.dh)

1. Dhuun weyn oo salka baruur ku leh oo wadnaha ka dillaacda. 2. Wax kastoo gudo leh oo aan adkayn, ama korka ka adag iyagoo hoos iyo gudaha ka mootaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xalfoof


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg