Xanjeer
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Maro yar oo carruurta lagu xambaaro. 2. Guntinta mara-da lagu xambaaro carruurta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xanjeer ↴
xanjeerad | xanjeerasho | xanjeero |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg