Abbaanduule
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)1. Qof taliye u ah col duullaan ah. 2. Taliye-xigeenka gaas, guuto, qayb iwm ee ciidamada. ld ammaanduule.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abbaanduule ↴
ammaanduule |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg