Abyineed aan hubnayn
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(xis.) Abyanka aan hubanayn ee fansaarka f(x) waa fansaar F(x) oo diiranihiisu leegyahay f(x). Waxa kale oo loo yaqaan lidka diirane; abyineed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga abyineed aan hubnayn ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg