Afceliso

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Naag turjubaanad ah. 2. Naag dadka ku afnaqdo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afceliso


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg