Afmeeran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)

Wax afmeer loo yeelay ahaansho (weel kolay ah).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga afmeeran

afmeernaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg