Aftax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Fasax aan caadi ahayn oo ardayda dugsiga quraanka la siiyo.

Aftax

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-xay, -xday; -tixi)

Fasax aan caadi ahayn siin (arday dugsi quraan).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga aftax

aftixid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg