akhiran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax waqti la rabay dib uga dhacay noqosho.
akhiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax waqti la rabay dib uga dhacay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh akhiran ↴
akhirmid [m.f.dh]
eeg akhiran¹.
akhirnaan [m.f.dh]
eeg akhiran². ld akhirnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg