animoomitir
(m.l) (-rro, m.dh)(fiis.) Qalab lagu cabbiro xawaaraha iyo jihada dabaysha iyada oo halbeeggu yahay intaas oo mayl saacaddiiba ama intaas oo mitir ilbiriqsigiiba.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh animoomitir ↴
anemoomitir [m.l] (-rro, m.dh)
ld animoomitir.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg