ansareeri
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld ansaleeli.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ansareeri ↴
ansaleeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Caano ansaleel ka dhigid. ld ansareeri.
ansaleelin [m.f.dh]
eeg ansaleeli. ld ansareerin.
ansareerin [m.dh]
ld ansaleelin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg