Arkiifiyo
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyaal, m.l)Ururin ama keydin macluumaad, qoraal, dukumentooyin, sawirro, iwm. Kaasoo xambaarsan macluumaad ku saabsan waddan taariikhdiis, meel, urur, qaab sawir, iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga arkiifiyo ↴
diiwaanhayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg