Asaw

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

(baay.) Dhammaan dhaqdhaqaaqyada muuqan kara ee ay sameeyaan xayawaanku iyaga oo u jawaabayo degaankooda gudaha iyo dibadda.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga asaw

dhalan-geddis-hiddoside | etooloji | masawir | masawir | masawirid | xasaw |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg