askaree
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-reeyay, -raysay)1. (f.g) Askari ka dhigid (qof). 2. (f.mg) Askari iska dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh askaree ↴
askarayn [m.f.dh]
eeg askaree. ld caskarayn.
caskaree [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-reeyay, -raysay)
ld askaree.
kornayl [m.l] (-llo, m.dh)
Derajo askareed ah gaashaanledhexe ama gaashaanle-sare.
kullad [m.dh] (-do, m.dh)
Koofiyad askareed.
sarreeye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
1. Ilaah. 2. Daraja sare oo askareed; jeneraal. 3. Xisaab jajab ah oo la qaybinayo tan kor la dhigo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg