Baalcas

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cayayaan yar, diqsiga u eg, kase weyn oo xoolaha qaniina geeluna ku dhukaamo. ld baal¹ (4), baalcad² (2).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baalcas

baal | baalcad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg