Bahalhoosaad
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:Xamaaratada iyo cayayaanka intooda sunta leh ama qaabkooda laga cabsado ee habeenkii socda. ld bahalhoose.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bahalhoosaad ↴
bahalhoose |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg