baqacarar
(m.l)

Orod dheer oo ay nafleydu sameeyso baqdin awgeed. ld baqacararid.

baqacarar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)

Cararid baqdin awgeed.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqacarar

baqacararid [m.f.dh]
eeg baqacarar². ld baqacarar¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg