Barafow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday)

Baraf noqosho, aad u qaboobid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barafow

barafoobid | barbarafow | dharab-barafeed | faaranhayt | kandeela |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg