barbax
(m.l)

1. Xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin. 2. Wax looga baxo dhibaatada xilli kulul sida baad, raashin, biyo. 3. ld barbixid.

barbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)

1. Ku b.: xilli kulul oo biyo iyo baadba ciriiri yihiin meel ku sugnaan. 2. Ka b.: dhibaato xilli kulul ka samatabixid (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barbax

barbixid [m.f.dh]
eeg barbax². ld barbax¹ (3).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg