barijugley
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)Nooc cayayaanka lix lugoodlaha ah ka mid ah oo leh madax ay ku dahaarantahay qolof adag oo kurtumo leh iyo qaar danbe oo buuran oo jilicsan; dhiidhiiyo, xaabley, xabgaal.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barijugley ↴
barijugle [m.l]
Dhicidda qof barida si xoog leh dhulka ugu dhufto. ld barijugleyn.
barijugleyn [m.f.dh]
eeg barijuglee. ld barijugle.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg