barlamaan
(m.l)

ld barlammaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barlamaan

naa'ib [m.l] (-byo, m.dh)
1. Mudane ka tirsan barlamaanka. 2. Wakiilka qof madax ahi leeyahay.

barlammaan [m.l]
1. Urur dawladaha dimoqraadiga ahi leeyihiin xubnahiisana dadka ay soo doortaan, oo goo'aannada iyo sharciyada ansixiya. 2. Xarunta ay xubanaha baarlammaanka ku kulmaan. ld baarlamaan, baarlammaan, barlamaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg