baroordiiq
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine)

1. Hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis oo loo jeediyo qof dhibaato culus gaartay; tacsi. 2. ld baroordiiqid.

baroordiiq
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-qay, -qday)

U b.: hadallo debecsan oo waano iyo laabqaboojis ah qof dhibaato culus gaartay u jeedin; tacsi ugu tegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baroordiiq

baroordiiqid [m.f.dh]
eeg baroordiiq². ld baroordiiq¹ (1).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg