barriiji
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

1. Wax xawli ku ordaya si kedis ah u hakin ama u weecin. 2. Ku b.: wax jilicsan ballaarin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barriiji

barriijin [m.f.dh]
eeg barriiji. ld barriijis.

barriijis [m.dh]
ld barriijin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg