batar
(m.l)

Nooc ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah jiib iyo sacab leh oo ay ragga iyo dumarku wada dheelaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh batar

kaarbuuno [m.dh] (-ooyin, m.l)
Aalad batari ku shaqaysa oo gacanta lagu qabsado waxna lagu iftiimiyo; toosh. ld karbuuno.

labatarre [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
ld labafarrarle.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg