baxarsaaf
(m.l)(bot.) Geed weyn, laamo dhaadheer iyo caleemo dhuudhuuban oo midab casuur ah leh oo meesha uu ku yaal aysan kaneecadu imaan. ld baahirsaaf.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baxarsaaf ↴
baahirsaaf [m.l]
ld baxarsaaf. baxarsaaf
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg