Beer-abuur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Bilowga xiliiyada guga iyo dayrta oo beeraha abuurka lagu ridayo. ld beerabuurid, beerabuuris.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beer-abuur


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg