bitin
(m.f.dh)eeg biti².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bitin ↴
rabitin [m.l]
Jeclaansho wax niyadda laga doono. ld rabid.
mirif [Magac Dheddig | Noun Feminine]
Saxarro yaryar oo dabaysha bitin karto. ld muruf.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg