Boog
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-go, m.dh)Nabar caalir leh jirka muddo ku yaallay oo aan weli biskoon.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boog ↴
aalkol | raadiyografi | bogsiin | boogadhay | boogadhaye | boogayn | boogaysan | boogaysnaan | boogaysnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg