boogadhaye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)Qof boogaha iyo nabarrada fudud daaweeya. ld boogadhay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boogadhaye ↴
boogadhay [m.l]
ld boogadhaye.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg