Bulan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Ul qoyan, maro iwm bul yeelasho; sii gurmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bulan

abaabulan | humbulan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg