Caarooti
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cir cusub oo daruurihiisa biya ka buuxaan. 2. Meseggo, galley iwm oo sabuul saartay. 3. ld caarootiyid.
Caarooti
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Biyo meel ku faafid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caarooti ↴
caarootiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg