Caatow
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld caatoobid.
Caatow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)1. Caato noqosho. 2. Wax dallan noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caatow ↴
caatoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg