Cabbire-selsiyas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal ..., m.l/dh)(fiis.) Cabbir heerkul ee barta barafku yahay 0ø; barta karkuna tahay 100°. Digriiga selsiyas (Summad: °C) waa 1/100 gaaliska heerkulka, waxana uu laxaad ahaan le'egyahay kelvin (°K).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabbire-selsiyas ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg