Cakisan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-smay, -santay; -smi)

Wax la cakisa noqosho.

Cakisan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Wax la cakisay ahaansho (bur, timir, dhoob, iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cakisan

cakisnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg