Calool
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)1. Xubinta dheefshiidka nafleyda oo isku xirta hunguriga iyo xiidmaha. 2. Qaybta jilicsan oo u dhexeysa laabxuunshada iyo gummaarka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calool ↴
daacaqurun | daacuun | daacuun-calooleed | daacuuncaloolo | urugo | uur | uurweynaad | bawaasiir | bax | boogcalooleed |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg