Caloolxumee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-meeyay, -maysay)Cid caloolxumo badid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caloolxumee ↴
caloolxumayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg