Cawsley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Dad caws qada. 2. Dhul caws keliya ka baxo.

Cawsley

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(juqr.) gobollada dunida ee degaankooda dabiiciga ahi uu ka koobanyahay caws; roobka ka da'a ma bixin karo kayn, isla markaas uu ka badanyahay midka ka da'a lamaddegaannada. Sidaas awgeed cawsleydu waxay ku dhacdaa dhulalka u dhexeeya kaymalayda iyo lamaddegaannada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cawsley


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg