Cumuqcumuqlee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -leysay)

Hadal diidmo aan caddayni ku jirto dhihid. ld cumuqcumuqleh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cumuqcumuqlee

cumuqcumuqleh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg