Daaddeg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)Meel taag ah gollaheeda.
Daaddeg
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)(juqr.) Qayb ka mid ah webiga oo socoshada biyaheedu ay ka dheerayso socoshada caadiga ah ee biyaha. Waxa laga yaabaa inay sababto tiirada oo janjeerkeedu si kedis ah kor ugu kaco, ama adkaysiga dhadhaabaha biyuhu dul marayaan oo aan isla ekayn.
Daaddeg
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Ka d.: meel taag ah hoos uga dhaadhicid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daaddeg ↴
daaddegid | gol | hoobo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg