Daroori
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Hadal tira badan oo aan micna lahayn. ld darooryaan¹.
Daroori
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ryay, -riday; -ryi)Ku hadlid hadal aan micno lahayn. ld darooryaan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga daroori ↴
darooryaan | darooryaan | darooryid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg