Darsin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Laba iyo toban (12) shey, isku nooc ah oo meel ku wada jira. ld darsan¹, dersin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga darsin ↴
darsan | dersin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg