Degalbaaris
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(taar.) Barashada taariikheed iyo dhaqan ee mujtamacyadii hore, adigoo eegaya dhismooyinkii ay ka tageen, xabaalihii, qalabkoodii iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga degalbaaris ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg