dhaaddanow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)Wax dhaaddan noqosho (nafley).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhaaddanow ↴
dhaaddanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg dhaaddanow. ld dhaaddanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg