Dhuuryaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Jaad duqsi ka mid ah oo waaweyn.

Dhuuryaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Ku dh.: cid ku fawfawlayn ama ku nuunaasid (cayayaanka duula sida diqsiga iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuuryaan

dhuuryaamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg