Diblomaasiyad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(siyaa.) Xirribta iyo siyaasad wanaagga lagu maamulo xiriirka ka dhexeeya dawladaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diblomaasiyad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg