Dulmidiid

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

D. ah: qof aan dadka dulmin gardarradana oggolayn. ld dulmifiir.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dulmidiid

dulmifiir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg